Wararkii Ugu Dambeeyay Wadahadalo u socday Madaxweyne Deni iyo Kuxigeenkiiisa

Waxaa maalmihii lasoo dhaafay socday waan waan laga dhax waday Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo kuxigeenkiisa Axmed Karaash oo khilaaf meel xun gaaray uu soo kala dhax galay. Khilaafka labada masuul ayaa meel sare gaaray markii Madaxweyne kuxigeenka Puntland shaaciyay in isagu Puntland Madaxweyne kasii yahay uuna u fasaxayo dastuurka maadaama Siciid … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Wadahadalo u socday Madaxweyne Deni iyo Kuxigeenkiiisa